25.1 C
Mogadishu

Soomaaliland

Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

Somaliland goes to the polls amid Ethiopia-Somalia port deal row

, 2024-11-13 09:00:23 , Amid escalating regional tensions, voters in the self-declared state of Somaliland will vote on Wednesday in its fourth general...

Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

Wareysi: Musharrax Madaxweyne Muse Bixi Cabdi

Hargeysa —  Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta,...

Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo...

Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

Hargeysa —  Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee...

Kormeerayaasha caalamiga ah ee doorashada Somaliland oo gaaray Hargeysa

Hargeysa —  Madaxaweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay kulan la yeeshay goob-joogayasha Caalamiga ah ee kor joogtaynaya doorashooyinka Somaliland, guddiga doorashooyinka iyo xubno...

Wareysi: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro

Hargeysa —  Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka November, waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacaan doorashooyinka madaxtooyada...

Wareysi: Murashax Madaxweyne Faysal Cali Warabe

Hargeysa —  Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay...

Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashooyinka Somaliland

Hargeysa —  Ololeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa ku jira maalmihii ugu dambeeyay iyadoo xisbiyada iyo ururrada siyaasadeed ee ka qeybgalaya ay ku jiraan dadaalkoodii ugu...

Bandhigga VOA: Doorka warbaahinta ee doorashada Somaliland

Bandhigga VOA: Doorka warbaahinta ee doorashada Somaliland Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland ee dhcaya Arbacada iyo doorka warbaahinta...

Maamulka gobolka Sanaag oo bandow soo rogay

Ceerigaabo —  Guddiga Nabad-galyada Gobalka Sanaag ee Somaliland ayaa fariimo dhinaca amniga u diray shacabka, iyagoo u sheegay in lasoo rogay bandow lagu xakameynayo...

Recent articles