26.7 C
New York

Kormeerayaasha caalamiga ah ee doorashada Somaliland oo gaaray Hargeysa

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Madaxaweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay kulan la yeeshay goob-joogayasha Caalamiga ah ee kor joogtaynaya doorashooyinka Somaliland, guddiga doorashooyinka iyo xubno ka tirsan dallada bulshada rayidka ah ee Sonsaf.Gudoomiyaha bulshada rayidka Somaliland ee Sonsaf ayaa Khadar Maxamed Cakule uga waramay meelaha ay goob-joogeyaasha caalamiga ah ka socdaan iyo nuxurka kulankii ay la qaateen madaxweyne Muuse Biixi.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img