31.5 C
New York

Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashooyinka Somaliland

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Ololeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa ku jira maalmihii ugu dambeeyay iyadoo xisbiyada iyo ururrada siyaasadeed ee ka qeybgalaya ay ku jiraan dadaalkoodii ugu dambeeyay ee ay ku kasbanayaan cod-bixiyeyaasha.Haddaba wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Somaliland waxaa Hargeysa nooga soo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img