19.9 C
New York

Maamulka gobolka Sanaag oo bandow soo rogay

Published:


Ceerigaabo — 
Guddiga Nabad-galyada Gobalka Sanaag ee Somaliland ayaa fariimo dhinaca amniga u diray shacabka, iyagoo u sheegay in lasoo rogay bandow lagu xakameynayo isu socodka oo billaabanaya 10 habeennimo iyo inaan wax hub ah lagu dhex qaadan karin magaalooyinka.
Guddiga ayaa sheegay inay tallaabooyinkaas u qaadeen si loo sugo nabadda, iyadoo Somaliland ay ku jirto xilli doorasho iyo xiisado ka taagaan deegaannada bariga.
Xamse Cali Jeesto ayaa warkaan soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img