27.7 C
New York

Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada

Published:


Hargeysa — 
Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada Somaliland iyaga oo wata hub isugu jira bastoolado iyo kuwo daran dooriga u dhaca.Booliska waxay ka digeen in hub lagu dhex qaato ololaha doorashada oo hadda galay wareega labaad. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img