25 C
Mogadishu

Soomaaliland

Faaqidaadda: Doorka haweenka ee doorashooyinka Somaliland

Faaqidaadda: Doorka haweenka ee doorashooyinka Somaliland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Read More

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo ganaaxay Kulmiye Waddani

Guddiga Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Somaliland ayaa ganaax lacageed oo dhan 10 milyan oo shillinka Somaliland ah midkiiba ku soo rogay xisbiyada...

Ololaha wacyigalinta doorashooyinka Somaliland oo la billaabayo

Hargeysa —  Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay shirka sameynta Istaraatijiyadda Wacyigalinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay...

Madaxda Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo qodobo ku heshiiyey

Asmara —  Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen magaalada Asmara waxay...

Afwerki, Siisi iyo Xasan Sheekh oo ku kulansan Asmara

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii shalay booqasho ay uga billaabatay dalka Eritrea, xilli ay jirto xiisadda kacsan ee gobolka Geeska...

Wareysi: Xaaladda bukaanada xanuunada dhimirka ee Somaliland

Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee dhimirka ayuu Dr Aadam Axmed oo ah dhakhtar ku xeel dheer cudurada dhimirka,...

Xildhibaan Abiib oo markii ugu horreysay ka hadlay xarigiisa

Hargeysa —  Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah golaha wakiillada ee Somaliland lagana soo doorto gobolka Awdal ayaa markii ugu horreysay ka hadlay...

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba Read More

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?

Washington —  Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayey

Hargeysa —  Waxaa maanta xabsiga Mandheera laga sii daayay Xidlhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland, kadib amar kasoo baxay Maxkamadda Saree...

Xeerka anshaxa doorashooyinka Somaliland oo la saxiixay

Hargeysa —  Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka saxeexay dhammaan madaxda Xisbiyada iyo Ururada siyaasadda Somaliland Xeerka anshaxa doorashooyinka. Haddaba Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Talo wadaag...

Mashruuca maamul daadajinta oo si weyn uga hirgalay Berbera

Berbera —  Mashruuca Maamul daadajinta ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa si weyn uga hirgalay magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, sida ay...

Recent articles