20.1 C
New York

Ololaha wacyigalinta doorashooyinka Somaliland oo la billaabayo

Published:


Hargeysa — 
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay shirka sameynta Istaraatijiyadda Wacyigalinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka.
Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay guddoomiyaha Guddiga Wacyigalinta doorashooyinka Somaliland ahna xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Xuseen Abdi Cali (Xuseen Badhaani).


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img