25 C
Mogadishu

Soomaaliland

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Masar oo hub ka dejisay dekadda Muqdisho

Muqdisho —  Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida ay Isniinta maanta ah xaqiijiyeen saraakiil militari...

Faaqidaadda Toddobaadka: Doorashada Somaliland

Faaqidaadda Toddobaadka: Doorashada Somaliland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Somaliland. Waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA-da...

Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...

Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

Murashaxiinta Doorashada Somaliland oo ballan-qaaday in ay raaci doonan xeerarka doorashada

Musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweyne Somaliland ayaa ballanqaaday in ay u hogaansamayaan, dhamaan xeerarka iyo habraaca doorashada ee ay dajiyaan guddiga doorashada ee...

Jabuuti oo faah-faahisay dekadda ay u yaboohday Itoobiya

Jabuuti —  Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Abiib

Hargeysa —  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer...

Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?

Hargeysa —  Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal.Xildhibaanka ayaa...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray Hargeysa

Hargeysa —  Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee Somaliland ay xireen xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada...

Faahfaahinta dekedda ay Djibouti u soo bandhigtay Ethiopia

Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra'iisal wasaare...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo siyaabo kala duwan uga falceliyey xiisadda ka taagan gobolka

Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...

Recent articles