Somaliland ayaa si adag uga hortimi taageerada milateri ee ay dawladda Masar u fidisay Soomaaliya, iyaga oo tallaabadaas ku macneeyey inay tahay mid...
Dawladda Masar ayaa Salaasadii shalay waxay Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood.
Baraha bulshada iyo qaar ka mid...
Labada Gole ee sharci dajinta ee Somaliland ayaa billaabay mooshin ay ku joojinayaan wada hadallada u dhexeeye Somaliland iyo Soomaaliya.
Wadahadalladan ayaa soo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca...
Ganacsato ku nool magaalada Hargeysa ayaa marki ugu horreysay ku guuleystay in ay magaalada ka hirgeliyaan, beer lagu xannaaneeyo digaaga, oo soo saarto...
Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii ka socday dalka Turkiga ee lagu dhexdhexaadinayey Soomaaliya iyo Ethiopia.
Wasiirka arrimaha...
War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...