19.9 C
New York

Wareysi: Xaaladda bukaanada xanuunada dhimirka ee Somaliland

Published:


Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee dhimirka ayuu Dr Aadam Axmed oo ah dhakhtar ku xeel dheer cudurada dhimirka, islamarkaana ah gudoomiyaha Dalladda ay ku bahoobeen Cusbitaallada gaarka loo leeyahay ee dhimirka u sheegay VOA da inay wakhtigan gacanta ku hayaan in ka badan laba kun oo bukaan, kuwaasi oo ka kala yimi goboladda Somaliland iyo meelo ka baxsan.Hadab Khadar Maxamed Cakule ayaa Dr Aadam Axmed ku wareystay Hargeysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img