More

    Tag: yahay

    Talaado, Mar 18, 2025-Koox looga shakisan yahay Burcad badeed oo afduubtay doon Kalluumeeysi oo laga leeyahay Yemen

    Koox looga shakisan yahay Burcad badeed oo afduubtay doon Kalluumeeysi oo laga leeyahay Yemen ...

    Muxuu yahay cudurka indhaha ku dhaca ee Glaucoma?

    Muqdisho —  Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha...

    Xiisad ka dhalatay askar lagu dilay Sh/Dhexe oo xalkeeda lagu dhow yahay

    Beledweyne —  Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel...

    Muxuu ka dhigan yahay hadalka Deni ee lacagta cusub?

    Garoowe —  Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in...

    Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?

    Muqdisho —  Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...

    Muxuu yahay nuxurka buugga Madxafka Cadaabta?

    Kismaayo —  Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmaya bandhigga buug uu qoray, Cabdulqadir Shire Farax oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed. Buugga oo uu...

    Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Abiy ee la xiriiray helista bad?

    Addis-Ababa —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay inuu...

    Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...

    Fallanqeyn: Muxuu ka dhigan yahay hubka ay Masar gaysay Xamar?

    Muqdisho —  Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali...

    Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi...

    Muxuu ka dhigan yahay is-bedelka Sanbaloolshe ee xilalka NISA?

    Muqdisho —  Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Waxaa Talaadadii...

    Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

    Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii...