25.5 C
Mogadishu

Tag: Puntland

Dayactirka waddooyinka Carmo iyo doorka bulshada

Degamada Carmo ee gobolka Bari ee Puntland waxaa ka socda dhismaha waddooyin laami ah oo dhexmaraya bartamaha magaalada kuwaasoo si isku tashi ah...

Barn. Martida Makarafoonka: Gudd. Axmed Maxamuud Cumar

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmed Maxamuud Cumar oo ah Ku-simaha Guddoomiyaha...

Ufeyn: 13 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay gaaska cuntada lagu karsado

Degmada Ufayn ee gobalka Bari, ku dhowaad 13 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib markii ay ku qaraxday haanta gaaska cuntada lagu...

Doorka haweenka iyo dhallinyarada ee doorashadii Puntland

Doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka hirgalay waxaa ka dhex muuqaday dhallinyarada iyo haweenka oo aan door muuqada xilliyadii hore ku lahayn ka...

Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey

Garoowe —  Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe,...

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland,...

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland

Garoowe —  Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday...

Faaqidaadda: Doorashooyinka harsan ee golayaasha deegaanka Puntland

Garoowe —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka harsanaa ee golaha deegaanka ee Puntland oo lagu wado inay dhacaan 23-ka bishan...

Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya kaluumaysato ajnabi ah

Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari. Kalluumeysata...

Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland

Laascaanood —  Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo...

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...

Dhalinyaro tuulooyinka Puntland ka billaabay olole isugu jira dhireyn iyo iftiimin

Dhalinyaro is-xilqaantay ayaa tuulooyin ka mid ah gobolka Bari ee Puntland ka hirgeliyay mashruuc ay si iskood ah ay u fuliyeen oo isugu...

Recent articles

spot_img