20.8 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Gudd. Axmed Maxamuud Cumar

Published:


Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmed Maxamuud Cumar oo ah Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) oo ka hadlaya sidii ay u dhacday doorashadii goleyaasha deegaanka ee ka qabsoontay saddex degmo oo ay ku jirto magaalada Garoowe. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img