25.5 C
Mogadishu

Tag: Puntland

Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo...

Madasha Haweenka: Doorka Haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasadda

Nairobi —  Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorka haweenka Soomaaliyeed ee siyaasadda, waxaana marti ku ah Caasha Geelle Diiriye, oo...

QM oo ka walaacsan xukuno dil ah oo ka dhacay Soomaaliya

New York —  Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka...

Mashaariic horumarineed oo laga dhisayo Boosaaso

Boosaaso —  Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada.Sidoo kale dowladda hoose ee Boosaaso ayaa sheegtay in ay...

Beelo ka dagaalmay oo Mudug oo nabadeyn laga dhex sameeyey

Gaalkacyo —  Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo...

Puntland: 45 qof oo shilal baabuur ugu dhintay lixdi bil ee lasoo dhaafay

Maamulka Puntland ayaa sheegay in lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay deegaannada Puntland ka dhaceen 800 oo shil-baabuur ah . Shilalkaasi ayay warbixintu sheegeysaa...

Danyarta Puntland oo codsaday dib u soo celinta isticmaalka Shilinka Soomaaliga

Deegaanada Puntland waxaa wali ka maqan oo aanan hadda laga isticmaalin lacagata Shilin Soomaaliga, taas oo ay kala mid yihiin gobollo badan oo...

Puntland oo xukun dil ah ku fulisay rag lagu helay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab

Puntland oo xukun dil ah ku fulisay rag lagu helay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab Maamulka Puntland ayaa maanta xukun toogasho ah ku fuliyey 10...

Waraabe dad ku dhaawacay Puntland

Wararka naga soo gaaraya tuulada Yaka ee hoos timaada magaalada Qardho ee Puntland ayaa sheegaya, in dhurwaa ama waraabe loo maleynayo in ay...

Puntland oo ka hadashay sababaha ay u joojisay shilinka Soomaaliga

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo socdaal ku marayey qaybo ka mid ah gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa ka hadlay sababihii ay dowladiisu...

Faaqidaada: Doorashooyinkii ka dhacay Puntland

Faaqidaada: Doorashooyinkii ka dhacay Puntland Read More

Dabaylo ka dhacaya badda oo saameeyey qaar ka mida doonyihii tegi jiray Boosaaso

Suuqyada magaalada Boosaaso waxaa laga dareemayaa in badeecadaha qaar ay hakad galeen todobaadyadii lasoo dhaafay kadib markii ganacstada ay u suura geli weyday...

Recent articles

spot_img