[ad_1]
Gaalkacyo —
Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo dilal siyaabo kala duwan uga dhacay gobolka.Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.
[ad_2]
Read More

