25.5 C
Mogadishu

Tag: Puntland

Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DFS iyo jawaabta dowladda

Garoowe —  Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Labada dhinac ayaa waxaa muddo...

Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

Boosaaso —  Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta...

Madasha Haweenka: Doorka haweenka Soomaaliyeed ee nabadeynta

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka Soomaaliyeed ee nabadeynta, waxaana marti ku ah Saynab Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan,...

Shirka Golaha Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo la sheegay inuu dhowr jeer u baaqday khilaafka iyo mugdi ka...

Haween door ka ciyaaraya dhex-dhexaadinta xukuumadda Puntland iyo PSF-ta

Haweenka Gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aaddan xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulka Puntland iyo...

Puntland oo mamnuucday jillaabashada nuuc ka mid ah kalluunka

Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska...

Jeneral Asad Cusmaan oo loo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliya

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo loo...

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Duulimaadyada garoonka Boosaaso oo caadi ku soo noqday

Boosaaso —  Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen,...

Dhallinyarada Mudug oo isku dayaya in xal u helaan colaadaha qabaa’ilka

Gaalkacyo —  Dhallinyarada ku dhaqan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay kaalin wanaagsan ka qaataan dadaallada nabadda ee lagu doonayo in lagu...

Kulan nabadeed oo lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

Waxaa magaalada Gaalkacyo maanta lagu soo gabagabeeyay shir nabadeed oo maalmahanba magaalada uga socdey maamullada Galmudug iyo Puntland. Warbixinta arrintan ku saabsan waxaa...

Recent articles

spot_img