24.9 C
New York

Shirka Golaha Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo la sheegay inuu dhowr jeer u baaqday khilaafka iyo mugdi ka dhex-jira dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah madax goboleedyada.
Shirka maanta furmay ayaa waxaa ka wada qeyb-galaya dhammaan madaxda maamul goboleedyada, marka laga reebo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Waxaa warbixintan diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img