23.8 C
New York

Haween door ka ciyaaraya dhex-dhexaadinta xukuumadda Puntland iyo PSF-ta

Published:

[ad_1]

Haweenka Gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aaddan xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulka Puntland iyo ciidanka PSF-ta.Hadaba wariyaha VOA-da, Yusuf Maxamuud Yusuf ayaa arrintan ka wareeystay, Saynab Ugaas Yaasiin oo hogaaminaysay haweenkaas.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img