23.4 C
New York

Puntland: 45 qof oo shilal baabuur ugu dhintay lixdi bil ee lasoo dhaafay

Published:

[ad_1]

Maamulka Puntland ayaa sheegay in lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay deegaannada Puntland ka dhaceen 800 oo shil-baabuur ah .
Shilalkaasi ayay warbixintu sheegeysaa in ay ku dhinteen ilaa 45 ruux ayna ku dhaawacmeen in ka badan 100 qof. Arrimahan ayay wariyaha VOA-da, Faduma Yasin ka wareystaya, Gaashaanle Cabdifatax Saciid Suleymaan oo ah taliyaha ciiadanaka ilaada waddooyinka Puntland.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img