25.5 C
Mogadishu

Tag: Puntland

Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun

Xaafuun —  Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi...

Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

Gaalkacyo —  Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka...

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo —  Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaal beeleedka ka socda Mudug

Gaalkacyo —  Waxaa dagan xaaladda deegaanadii lagu dagalamay ee galbeedka gobalka Mudug, halkaasi oo maalmahan ay ka taagan tahay colaad beeleed ay dad badan...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Maamulka Qardho oo guryo u qeybiyay qoysas barakacayaal ah

In ka badan 78 guri ayaa maamulka degmada Qardho uu ku wareejiyay qoysas isugu jira barakacayaal iyo qaxooti muddo dheer ku noolaa magaaladaasi. Guryahan...

Wareysi: Puntland oo sheegtay in ay qabatay hogaamiye burcad-badeed

Gaalkacyo —  Bartamihi bishii April ee sanadkan ayaa koox hubeysan oo burcad badeed Soomaali ah waxaa sida la sheegay ay madax furasho shan milyan...

Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo waxbarashada

Barnaamijkii Dhallinyarada, waxaa qodobada ku jira ka mid ah; heerka horumarka waxbarasho dhallinyarada Puntland, iyo ardayda gobolka Sool oo sameynaya soo-kabasho iyo horumar...

Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed...

Hoos u dhaca dukaameysiga suuqyada Boosaaso

Suuqyada magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland ayaa toddobadaadyadan laga dareemayaa hoos dhac ku yimid dhinaca dukaamaysiga dharka, badeecadaha iyo iibsiga xoolaha...

Recent articles

spot_img