25.5 C
Mogadishu

Tag: Puntland

Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gaba gabeeyay

Todobaadkaan waxaa magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay horyaalka kooxaha heerka koowaad ee kubadda cagta Puntland.Kooxda Hambabaro ayaana kooba ku guuleystay kaddib marki...

Deni: Waan la dagaallameynaa wax kasta oo deegaanka waxyello u geysanaya

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland ayaa si loo badbaadiyo deegaanka Mamnuucay isticmaalka bacaha soogala deegaanadooda. Bacaha ayaa ka mid ah waxyaabaha caqabadaha ku ah deeganka...

Iska hor imaad ka dhacay saldhigga booliska Boosaaso

Boosaaso —  Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in iska hor-imaad uu ka dhacay saldhigga ciidanka booliska ee bartamaha ee magaalada Boosaaso. Iska horimaadkan...

Maamulka Nugaal oo soo saaray amarro lagu xakameynayo mukhaadaraadka

Maamulka Nugaal oo soo saaray amarro lagu xakameynayo mukhaadaraadka Guddiga Aminga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shalay soo saaray awaamir lagu xakameynayo maandooriyaha. Read More

Puntland oo dib u dhiseysa waddooyin ay burburiyeen roobab

Boosaaso —  Roobab mihiigaan ah oo mararka qaarkood dabeylo wata oo ka da’ay Puntland bilihii lasoo dhaafay ayaa wax yeelo u gaystay buundooyinka iyo...

Wareysi: Taliyaha booliska Puntland oo faah-faahiyey howlgallo amni oo ay fuliyeen

Boosaaso —  Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay...

Militariga Mareykanka oo sheegay inay Soomaaliya ku dileen 3 ka tirsan dagaalyahannada ISIS

Muqdisho —  Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan...

Duqeyn lala beegsaday Daacish oo ka dhacday meel u dhow Qandala

Boosaaso —  Wararka naga soo gaaraya deegaanada ku dhow degmada Qandala ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah lala beegsaday...

Militariga Mareykanka oo sheegay in aysan howlgal ka fulin Calmadow

Taliska milatariga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay inaysan ku lug lahayn hawlgal la sheegay inuu ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag.Hadalkan...

Puntland: 20,000 oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga

Garoowe —  Guud ahaan deegaannada Puntland ayaa waxaa ka socda imtixaanaka shahaadiga ah ee ardayda ka baxaysa fasalada dhexe iyo sare kaasi oo ay...

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka...

Deni oo ku baaqay wadahadal xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo federaalka

Garoowe —  Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la...

Recent articles

spot_img