Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gaba gabeeyay

0
172


Todobaadkaan waxaa magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay horyaalka kooxaha heerka koowaad ee kubadda cagta Puntland.Kooxda Hambabaro ayaana kooba ku guuleystay kaddib marki ay ciyaarti finalka 2-0 uga badisay dhiggeeda Comsed. Wariyaha VOA-da ee Bosaso, Yusuf Maxmud Yusuf ayaa tartankaasi ka wareystay Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Puntland Mustafe Cabdirixmaan Majacase.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here