25.1 C
New York

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Published:

[ad_1]

Gaalkacyo — 
Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli lahaa colaadda muddooyinkanba ka taagneyd galbeedka gobalka Mudug.Haddaba heer intee la eg ayay joogtaa waan-waantu. Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaheenna Cabdiwaaxid Macallin Isaaq weydiiyay Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Adan Gaboobe.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img