Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland

0
146


Laascaanood — 
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.Waxa uu ka hadlayey kal-fadhigga 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo furmay maanta.Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here