25.2 C
New York

Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya kaluumaysato ajnabi ah

Published:


Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari.
Kalluumeysata ayaa arrintan ku macneeyay, xaalufin ay kalluumeysato ajnabi ah ka wadaan xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img