21.2 C
New York

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland

Published:


Garoowe — 
Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo.Kumannaan qof ayaa soo baxay si ay usoo doortaan xubnaha golayaasha degaanka oo ay ku tartamayaan axsaab kala duwan.Warbixintan waxaa inoo soo diray Nuux Muse Birjeeb.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img