More

    Tag: laga

    Talaado, Apr 1 , 2025-Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay duuleedka degmada Mahadaay

    Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo galinkii hore ee maanta ciidamada difaaca deegaanka ee...

    Talaado, Mar 18, 2025-Koox looga shakisan yahay Burcad badeed oo afduubtay doon Kalluumeeysi oo laga leeyahay Yemen

    Koox looga shakisan yahay Burcad badeed oo afduubtay doon Kalluumeeysi oo laga leeyahay Yemen ...

    Soomaali ku xiran xabsiyada Sacuudiga oo laga warbixiyay

    RIYADH — Dowladda Sooaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay xaaladda muwaadiniin Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada dalka Sacuudiga, kuwaasoo qaarkood lagu xakumay dil.Qaar...

    Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay

    Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku...

    Bandhigga VOA: Cabashooyin laga muujiyey hanaanka caafimaadka Somaliland

    Bandhigga VOA: Cabashooyin laga muujiyey hanaanka caafimaadka Somaliland Read More

    Doon laga leeyahay Yemen oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

    Eyl —  Koox la tuhunsan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday dooni kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay, meel u dhow xeebta...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-16 Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Aljeeriya

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee dalka Aljeeriya, ee ka hoos shaqeeya Taliska Ciidanka Badda, ayaa...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Trump oo qorsheenaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo...

    Talaado, Feb 6 , 2025-Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la geeyay xabsiga Guantanamo Bay

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Diyaaraddii ugu horeysay oo Mareykan ah oo sidday muhaajiriin laga soo qabtay Mareykanka kuna sii jeeday Cuba...

    Borama oo laga billaabay dhisidda waddo muhiim ah

    BORAMA — Maamulka magaalada Borama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka...

    Qalliinka wadnaha furan oo marki ugu horreysay laga sameeyay Soomaaliya

    MUQDISHO — Isbitaal Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay marki ugu horreysay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, kaas oo ay dadka Soomaalida intooda...

    Sharaxaad: Nidaamka lacag bixinta SIPS ee Somalia laga daahfuray

    WASHINGTON —  Waxaa maanta magaalada Mudishu si rasmi ah looga daahfuray Nidaam casri ah oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen bankiga Dhexe ee Soomaaliya iyo...

    Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

    Beledweyne oo laga mamnuucay hubka noocyadiisa kala duwan

    Saraakiisha talisyada nabad sugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro ay magalaada Beledweyne kaga mamnuuceen in...

    Xaalado bani’aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool

    Xaalado bani'aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool Read More

    Talaado, Jan 14, 2025-Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah

    Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah ...