21.3 C
New York

Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay

Published:


Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku aaddan in safar ay ugu ambabaxayeen magaalada Kismayo ay ka hor istaageen.
Mudanayaasha qaarkood ayaa kulankii ay lahaayeen kusoo jeediyay in Ajanadayaasha golaha shacabka lagu daro mooshin ka dhan ah is hortaag ay sheegeen in lagu sameeyeey socdaalkooda, kaasoo lagula xisaabtamaayo hay’adaha ay quseyso.
Warbixin ku saabsan waxaa noo haaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img