21.2 C
New York

Soomaali ku xiran xabsiyada Sacuudiga oo laga warbixiyay

Published:


RIYADH — Dowladda Sooaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay xaaladda muwaadiniin Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada dalka Sacuudiga, kuwaasoo qaarkood lagu xakumay dil.Qaar ka mid ah maxaabiistan ayaa lagu eedeeyay ka ganacsiga mukhaadaraadka, halka kuwo kalana loo heysto danbiyo kale. Haddaba, warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da ee Washington, Cabdulqadir Samakaab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img