25.6 C
Mogadishu

Tag: Jubaland

Jubaland oo dib u dajin u sameyneysa dadka ku ceyrtoobay abaaraha

Maamul goboleedka Jubaland ayaa bilaabay qorshe uu dib u dejin ugu sameynayo qaar ka mid ah dadki ay barakiciyeen abaarihi iyo fatahaadihi dhawaan...

Faaqidaadda: Isbeddelka lagu sameeyey muddo xileedka madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha...

Baarlamanka Jubaland oo kordhiyey muddo xileedka madaxweynaha

Kismaayo —  Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka.Qodobadan waxaa ka...

Masuuliyiin ka tirsan Jubaland oo gaaray deegaanka Buulo-Xaaji

Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo koonfur galbeed Kismaayo kaga beegan, oo maalin ka hor ay la wareegeen Ciidamada Dowladda, ayaa waxaa gaaray mas'uuliyiinta...

Ciidamada Jubaland oo deegaan muhiim ah ka qabsaday Al-Shabaab

Kismaayo —  Ciidamada xoogga dalka ee Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo iskaashanaya ayaa shalay kooxda Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Buuloxaaji oo qiyaastii 80 km...

Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in ciidamada Itoobiya dalka ka baxaan

Kismaayo —  Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubaland ayaa muujiyey inaysan la dhacsanayn in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka...

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa qorsha dhimista ciidamada ATMIS ee jooga Jubaland?

Washington —  Wafdi ka socda ka socda maamul goboeedka Jubaland ayaa ku sugan magaalada Ceelwaaq ee Soomaaliya halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiil ka...

Dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Jubaland

Kismaayo —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo...

Recent articles

spot_img