25.6 C
Mogadishu

Tag: Jubaland

Faaqidaadda: Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland

Faaqidaadda: Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee...

Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo

Muqdisho —  Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda Jubaland

Kismaayo —  Waxaa gobolka Jubada Hoose laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo militari.Dowladda Somaaliya ayaa shalay ciidamo diyuurado ku geysay deegaanka Raas Kambooni oo...

Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro...

Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka...

Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon

Kismaayo —  Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen...

Jubaland oo ka jawaabtay eedo uga yimid Dowladda Federaalka

Kismaayo —  Tan iyo markii maamulka Jubaland uu bilaabay in doorasho ay ka dhacdo Jubaland waxaa si weyn arrimahaasi uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya,...

Xamza oo si kulul uga hadlay doorashada Jubaland

Kismaayo —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha...

Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka

Kismaayo —  Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah.Wasiirka warfaafinta...

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray

Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah...

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay

Muqdisho —  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha...

Jubaland oo hakisay xiriirka Dowladda Federaalka

Kismaayo —  Maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay iuu hakiay xiriirkii wada-shaqeyn ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, xilli uu sii xoogeystay khilaafka labada dhinac.Khilaafka, oo ku...

Recent articles

spot_img