Jubaland oo ka jawaabtay eedo uga yimid Dowladda Federaalka

0
184


Kismaayo — 
Tan iyo markii maamulka Jubaland uu bilaabay in doorasho ay ka dhacdo Jubaland waxaa si weyn arrimahaasi uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya, waxaana ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre uu eed kulul u jeediyay maamulka iyo doorashooyinka ay qabanayaan.Haddaba maanta ayaa waxaa eedahaasi iyo hadalkii Ra’iisul Wasaaraha ka jawaabay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaaladda iyo arrimaha dastuurka Jubaland Bishaar Aadan Geedi.Waxaa wareystay weriyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here