25.6 C
Mogadishu

Tag: Jubaland

Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland?

Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland? Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo...

Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab,...

Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo

Kismaayo —  Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta...

Jubaland oo mamnuucday niqaabka ay dumarku xirtaan

Jubbaland ayaa Go'aano kasoo saartay xirashada niqaabka Dumarka waxaana ay maalmahan wadeen olole ballaaran oo dumarka looga qaadayo indhashareerka ay wejiga ku qariyaan. Ciidamada...

Wasiirka amniga ee Jubaland oo ka hadlay hawlgallada ka dhanka ah al Shabaab

Ka dib dagaaladii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay duleedka Kismaayo, gaar ahaan deegaanka Buulo Xaaji, waxaa haatan si tartiib tartiib...

Xukun dil ah oo lagu fuliyey askar ka tirsan ciimada Jubaland

Xukun dil ah oo lagu fuliyey askar ka tirsan ciimada Jubaland Read More

Gargaar la gaarsiiyey goobihii Jubaland ee dhowaan laga horeeyey al-Shabaab

Hay’adda maareynta masiibooyibka Sooomaaliya ee SODMA ayaa sheegtay in gargraar la gaarsiiyay ku dhowaad 900 oo qoys oo ku nool deegaanka Buula Xaaji...

RW Xamse oo booqday deegaanadii Jubaland ee dhowaan al-Shabaab laga xoreeyey

Ra’iisalwsaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa safar ku tegey magaalada Kismaayo, isaga oo halkaaas kula kulmay masuuliyiinta Jubaland. Ra'iisal wasaaraha ayaa sidoo kale...

Jubaland oo sheegtay in la fashiyey saddex weerar oo ay soo qaadeen Al-Shabaab

Kismaayo —  Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar...

Jubaland oo xukun dil ku fulisay shin nin oo lagu helay falal argagixiso

Kismaayo —  Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay...

Ciidamada Dowladda iyo Jubaland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Kismaayo —  Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo...

Jubaland ‘oo ka hortageysa’ cuntooyinka aan tayada lahayn

Kismaayo —  Mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay billaabeen dadaal ay ku yareynayaan cuntooyinka aanan tayada laheyn ee yaalla suuqyada. Waxay kaloo ballan-qaadeen in...

Recent articles

spot_img