25.1 C
New York

Jubaland ‘oo ka hortageysa’ cuntooyinka aan tayada lahayn

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay billaabeen dadaal ay ku yareynayaan cuntooyinka aanan tayada laheyn ee yaalla suuqyada.
Waxay kaloo ballan-qaadeen in ay xakameyn doonaan cuntooyinka iyo agabyada kale ee lagu tuhmo in ay dhaceen ama tayadoodu liidato.
Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img