32 C
New York

Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro ugu tilmaamay dowladda federaalka Soomaaliya, oo khilaaf xooggan uu soo kala dhex-galay Axmed Madoobe.Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img