Baarlamanka Jubaland oo kordhiyey muddo xileedka madaxweynaha

0
159


Kismaayo — 
Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka.Qodobadan waxaa ka mid ah muddo-xileedka maaxweynaha Jubaland oo laga dhigay 5 sano halkii ay horey uga ahayd 4 sano. Sidoo kale waxaa baarlamaanku oggolaaday in madaxweynaha maamulku inta jeer uu xilkaasi isku soo taagi karo aysan xadidnayn oo ay furan tahay, sida ay sheegeen xildhibaannada oggolaaday.Warbixintan waxaa inoo soo diray Aadan Maxamed Salaad.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here