Muqdisho —
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in la tartiibiyo qorshaha ay Soomaaliya uga baxayaan ciidamada nabad ilaalinta ee Afrikaanka ah ee ATMIS ee Soomaaliya...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in dadka ay ehelladooda ku aasan yihiin qabuuraha iskuul buluusiya ay kala baxaan.
Wasaaradda Gaashandiga ayaa sheegtay in dhulka...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ay la kaashadeen saaxiibada caalamka ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee...
Washington —
Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku...