25.1 C
Mogadishu

Tag: Dowladda

QM oo ka falcelisay dalabkii dowladda Soomaaliya

Washington —  Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan UNSOM. Arrintaas ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyntii Amnesty

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warbixin hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ay shalay ku sheegtay in duqeymo mataano ah...

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta...

Maleeshiyo Shabaab ka goystay oo Dowladda isu dhiibay

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isu soo dhiibeen malleeshiyo kasoo goystay ururka Al Shabab oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 100...

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii DANAB

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in qaar ka mid ah raashinka ciidamada Kumandoosta Danab ee Mareykanka uu tababaro ay leexsadeen saraakiil ka tirsan...

Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada

Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo...

Recent articles

spot_img