25.3 C
Mogadishu

Tag: Dowladda

Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada

Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee...

Dowladda Soomaaliya oo fulisay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in weeraro ay duqeyn cirka ah ku jirto, oo ay ka fuliyeen deegaano ku yaalla Galguduud iyo...

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay qaadista Canshuurta Danabeysan

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay sheegtay in Axaddii shalay si rasmi ah loo dhaqan geliyay bixinta cashuurta danabaysan ee iibka, maalin kaddib marki ay...

Dowladda Soomaaliya oo billlad geesinnimo siisay dhalinyaro dhalinyaro badbaadisay

Raiisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay billad geesinimo guddoonsiiyay, saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta qar kamid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii dhimashada...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarki Xeebta Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37...

Dowladda Canada oo xallineysa dhibaatada guryo yarida Toronto

Xilli dhibaato dhanka guryaha ah ay wali ka jirto dalka Canada, gaar ahaan magaalada Toronto oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee...

Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la...

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay hawlgal ka dhan maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga hubka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday, in hadda kaddib ay gudaha Soomaaliya mamnuuc ka tahay ka ganacsiga hubka, gaar ahaan...

Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay hub lagu qabsaday Caabduwaaq

Caabudwaaq —  Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen...

Dowladda oo canshuur cusub kusoo rogeysa shacabka Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo...

Recent articles

spot_img