21.2 C
New York

Dowladda Soomaaliya oo billlad geesinnimo siisay dhalinyaro dhalinyaro badbaadisay

Published:


Raiisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay billad geesinimo guddoonsiiyay, saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta qar kamid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee labadii bishaan lagu qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Saddaxda dhalinyarada ee aqoonsiga helay ayaa sidoo kale ay dowladda ku dartay shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa innoo haya Cabdulqadir Samakab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img