22.9 C
New York

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay qaadista Canshuurta Danabeysan

Published:

[ad_1]

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay sheegtay in Axaddii shalay si rasmi ah loo dhaqan geliyay bixinta cashuurta danabaysan ee iibka, maalin kaddib marki ay si aad ah arrintan ugu gacan seyreen ganacsatada.Dowladda ayaase sheegtay in ay wax ka baddashay xeerkan si bay tiri ay u qanciso ganacsatadi cabashada qabay. Warbixintan waxaa innoo diyaariyay Cabdulqadir Samakab.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img