20.4 C
New York

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay duufaan culus

Published:


Muqdisho — 
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa ka digtay duufaaan culus oo loogu magac daray Lauly oo ay sheegtay inay ku soo wajahantay magaaloyinka xeebaha ku yaalla ee Soomaaliya.
Hay’addu waxay si gaar u xustay in laga yaabo in dabeysha ay saameyso magaalooyinka Muqdisho, Baraawe, Marka , Jamaame, Kismaayo iyo Badhaadhe.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya (SODMA) Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa digniinta dabeyshan uga waramay Maxmed Cabdi Xasan Sandheere.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img