Muqdisho —
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay darbi bakhaar lagu keydiyo saadka ciidamada oo ku soo dumay shaqaale xoogsato ah...
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan...