26.8 C
New York

Shaqaale ku dhintay bakhaar militari oo ku dumay Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay darbi bakhaar lagu keydiyo saadka ciidamada oo ku soo dumay shaqaale xoogsato ah oo raashin ku daabulayey bakhaarkaasi, oo ku yaalla ka soo horjeedka dekadda magaalada Muqdisho.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img