Tirada dadka ku dhintay qaraxii Liido oo korortey

0
153


Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.
Dhimashada ayaa gaartay ku dhawaad 40 qof halka dhaawacana uu yahay toddobaatameeyo.
Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo diray wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here