More

    Tag: dhacay

    Khamiis, May 22, 2025-In ka badan 48 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

    Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal...

    Sabti, May 17, 2025-Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe

    Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe ...

    Khamiis, May 15, 2025-Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

    Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn...

    Talaado, Apr 1 , 2025-In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

    Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo...

    Dagaallo culus oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe

    Jowhar —  Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa maanta weeraray deegaannada Alkowsar iyo Cadow Gurey, oo ka kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo dagaal...

    Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Mudug

    Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay in howlgal ay saaka ka fuliyeen deegaanno hoos taga degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ay...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

    Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan ...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Dagaalo Qaraar oo ay ku dhinteen Saraakiil Puntland iyo Dagaalyahano Cadaan ah oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya furimaha dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa sheegaya in Dagaal culus...

    Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dhacay 8 dal

    Nairobi —  Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dhacay Bariga Afrika, ayaa sababay in la soo xiro 37 qof oo looga...

    Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari

    Boosaaso —  Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee...

    Dagaal mar kale ka dhacay deegaanka Dawacley

    Dawacley —  Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadii shalay mar kale ka dhaca, deegaanka Dawacley ee gobolka Fafan ee dowlad-deegaanka...

    Xaaladda Ceerigaabo oo degan kadib dagaallo ka dhacay

    Ceerigaabo —  Xaaladda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta daggan ka dib dagaallo labadii maalmood lasoo dhaafay ka dhacay halkaas. Dagaaladaas ayaa la...

    Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Ceelbuur

    Ceelbuur —  Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka...

    Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo

    Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka...

    3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn

    3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn Read More

    Dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoos taga Caabudwaaq iyo Xeraale

    Caabudwaaq —  Wararka ka imanaya deegaano hoos taga degmada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ku soo warramaya in dagaal xooggan uu halkaas ka socdo. Dagaalka ayaa...