27.5 C
New York

Dagaal mar kale ka dhacay deegaanka Dawacley

Published:

[ad_1]

Dawacley — 
Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadii shalay mar kale ka dhaca, deegaanka Dawacley ee gobolka Fafan ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.Dagaalka ayaa daba socday iska hor imaad Jimcihi ka dhacay isla deegaanka. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img