More

    Tag: cabanaya

    Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari

    Jigjiga —  Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn...

    Ciidanka amniga Waajid oo ka cabanaya mushaar la’aan

    Baydhaba —  Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha...

    Barakacayaasha Boosaaso oo ka cabanaya qabow daran

    Boosaaso —  Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka...

    Deegaanadii laga xoreeyey al Shabaab oo ka cabanaya inaanay jirin adeegyadii bulshadu

    Dadka ku dhaqan deegaanadii laga saaray kooxda Alshabaab ayaa waxaa soo wajahay dhibaatooyin la xiriira in aysan caruurtooda u helin waxbarasho iyo in...

    Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho

    Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho Read More

    Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya kaluumaysato ajnabi ah

    Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari. Kalluumeysata...

    Beeraleyda gobolka Hiiraan oo ka cabanaya cudurro

    Cudur aan la aqoon waxa keenay ayaa baa,biyay dalagyadii ay dhigteen beeraleyda gobalka Hiiraan gaar ahaan kuwa tabca qudaarta. Cabdulqaadir Aden Muxumed, oo ka...