22.9 C
New York

Deegaanadii laga xoreeyey al Shabaab oo ka cabanaya inaanay jirin adeegyadii bulshadu

Published:

[ad_1]

Dadka ku dhaqan deegaanadii laga saaray kooxda Alshabaab ayaa waxaa soo wajahay dhibaatooyin la xiriira in aysan caruurtooda u helin waxbarasho iyo in haweenka deegaanadaasi aanay haysan goobo caafimaad oo ay ku dhalaan haweenku.
Arrintan waxaa marar kala duwan ka hadlay masuuliyiinta maamulka jubbaland, iyaga oo sheegay inay diyaar u yihiin in adeegyada bulshada la gaarsiiyo deegaanadaasi, wsida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img