19.9 C
New York

Ciidanka amniga Waajid oo ka cabanaya mushaar la’aan

Published:


Baydhaba — 
Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha kale.Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Wajid ay ku jirto go’doon ay Al-Shabaab ku hayaan muddo 8 sano ah. Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img